Gabdho kamid noqday Haramcad oo tababar loo soo xiray iyo Saraakiil darajooyin loo xiray (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Tababar u Soo Xiray gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed, isla markaana derajooyin loogu xirayay saraakiil tababar layli sarkaal ku soo qaatay dalka Masar.   Rooble oo hadal ka jeediyay munaasabada tababarka lagu soo xiray ayaa hambalyo u diray gabdhaha Soomaaliyeed ee kamid noqday … Continue reading Gabdho kamid noqday Haramcad oo tababar loo soo xiray iyo Saraakiil darajooyin loo xiray (Sawirro)